Monthly Archives: March 2015

GOLE KA-FUUL
Abdijibaar Aadan Gaas
»Nimanyohow Afkeenii Lunyoo Waana Loo marage
»Leel Leel waxaa Soo hadhaan Libin kadhawraaye
»Heesuhu Labkii waaye iyo Luuqdi ina Mooge
»Laxankii masaaraan zulfiyo Laashin ina Qaasin
»Luuqdii Cigaal iyo Lawaa Loofar nimadiiye
»Khadra Daahir Luul way Gabtoo Liilalow malehe
»Kamankii Lawaa Lagu ladhiyo Leexankii Cododka
»Xassan aadan Liicyoo Malaha Sowd Libaaxiiye
»Ninkii Laanta Maansood tirshoow laayac baw halisa !!!

XasanDaaci Abiib Faarax
Abwaan Abdijibaar Aadan Gaas-oow
»Cabdiyoow Lillaahida Haddaan Kugu Lifaaqeeyo
»Laamlayda Aad Tirin Haddaan Luqun-jibaadheeyo
»Haddaad Tidhi Afkeennii Lunyoo Laabta Kuma Hayno
»Hadduu Luqunta dheer iyo Ka Jabay Badi Lafaa Duudka
»Liilaloow Masoo Celin Kartiyo Luuqda Heesuhuye
»Lugooyaabay Sii Galinayaan Loofar Iyo Ceebe
»Raggii Gabayga Liishaami Jiray Maanso Lalinaayay
»Sida Leeb Raggii Laba Ridee Luuqda Dananaayay
»Haddii Maanta Luun Hoose Iyo Luuq yar Lagu Ooday
»Sida Laamalawshaha Hadduu Liicay Gabaygiiba
»Lingax Inaan Ku Giijaan Rabaa Kana Lugeeyaaye
»Ama Aan Labkaa Hore Maruun Loox ka Meersada.e
»Labadaa Wixii Aan Ahayn Saw Lallabo Maaha

Abdijibaar Aadan Gaas
Abwaan Xassan Abiib Faarax Daaci
»Lu,lu, Dhaxala Laamleyda gabay Luuqda iyo jiibta
»Lodadbaa weli U Nool oo Haddeer waana Shay Ladane
»İnkastooy Lurkaa Wada Qabaan Ligiska Qaar fuudo
»Misna Dhay Labeen Subaga Laa Weli i Laacaysa
»Laqwi Weeye Heesuhu iyadu waa Shay Lillaahiya e
»Misna Ereygi Liitaan Wacnayn Loofarnimo keena
»Xikmad Lama maqlaan Laxan macaan Ereyo Aan Liicin
»Dhaqan Laagan Luul iyo Sunuud Laguba gaadhaynin
»Mahadhooyin Loox Lagu dhigoo Laqanyo keenaaya
»Magool Libintay Soo Hoysay baan Laba illaawayn

XasanDaaci Abiib Faarax
Abwaan Abdijibaar Aadan Gaas
»Cabdiyoow Magool Luuqda Hees Waaba Luul Dhabahe
»Lammaanuhu Jacaylkay Jilaan Laxanka Muuneeya
»Lubbigooda Hoosiyo Dhex Gala Laabta Iyo Beerka
»Ayadaa Layaab Kaga Tagtiyo Shayga Aan Lumine
»Balse Waa Lugooyiyo Misana Aakhiroo Lumiye
»Adduunyadu Liciiftoo Abtoow Laac yar baa hadhaye
»Inaan Luulka Aakhiro Helnoo Naarna Lagu Hooban
»Ayaan Liilawdaa U Dhigay Muusig Lagu Laaqay !

Ali Ahmed
»Ma laqwiyin walee Daaci waa looshey gabaygiiye
»Liiloowdu wa waxa kharibey liilankii dhaqane
»Kuwii muusig laxankiisa iyo kaman ku laaqaayey
»Ladhkay soo dersheen Aadanoow liici gabaygiiye
»Lugooyadii ka gaartuu hadeer liicayaa weliye
»Luuqdii khadraad iyo la eed moogahaad luliye..
»kuman loofar luuqdood ma rabo, wada liciiniina..
»Lubad iyo kalkacal uma hayo ama luxooboode.
»Waryaan gabayga laandayr la sudhin waa lulmanayaaye
»Oo laag dalooliyo badwayn lagu likaacaynin

Abdijibaar Aadan Gaas
»Liilalowda Maansada Markii Laxanka Loo Dhiibsho
»Oo Layla iyo Qays Kulmaan Laxaw jacayl Dhiig leh
»Ee Dhuuxna Loo shubo intay Lacagba soo dhaafto
»Sida Hibo ay Laaleys tirshaan Laagihiyo Qawyo
»Labo Labona Loo Luuqiyoo Laysu Wada dhiibo
»Lulumooyin kii Samatar iyo Saado Ligicdeedi AHN
»Guubaabadii Luuq Macaan Cadawgay Leeftaaye
»Qalinle oo Dhulkaygoow La kacay Luqunta Laalaadin
»Laashinkii Allaaliyo Digfeer Leebab kuu ridayay
»Dalxoo Labo Shanlleey Qaadayiyo Midho Lab oo taagan
»Leylkaba Ma Aad Seexateen Waadan Luuq Maqale

Xasan Abubakar
Laashimiinta joogtiyo dhamaan laamka,iyo wowga
inta luuqda maansada lifaaq xarrafya loox saarta,
Sallaan igga lillaahiya hantiya laabta iyo beerka
laamaleyda socotana haddaan yarra lifaaq raacsho,
Laaleyska heestiyo murtida luuqda gabay yeesho
labaduba Laqweey leeyihiin libbinya faa,iido
hadba luunki loojeexo iyo lahashadeey joogto,
Ayeey laabta taabtaan markii laggu luqeeyaaye
lurya ceeb woxoow,yeela waa laxanka muusiiqe
lafdigiyo odhaahuhu
Lasiman laliska suuggaanta,
Liicaya laleemada kutimid luulki, iyo keydki
libbintuu afkeenii lahaa guul,darra ulloogay,
lafta dhabar waxaa jebiyay ee luudku ugga muuqdo,
Lillaahiye dhamaan waan ognahay laxawga tows,taahe
halloo laba lixaadsado libtiyo
Qarran lah,aantiisa

Advertisements

Laxan Gole ka fuul

GOLE KA FUUL GABAYO LAAMLEEY